All are hereby informed that Somali National University will launch a one-year specialised diploma in law subjects at postgraduate level.
Students and the Somali public are informed that anyone interested should contact the University's Hamar Weyne campus.
For further details, see the attachment.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan in Jaamacadda Ummadda bilaabi doono hal sano dibloma takhasus ah laguna takhasusaayo maadooyin qaanuun ah taaso ka saraysa heer jaamacad.
Ardadayda iyo dadwaynaha soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa ciddi danaynaysa in ay la sooxirto xaruta jaamacaadda ee xamarwayne.
Wixii faah faah hin dheeraad ah fiiri lifaaqa.