Job Opportunity: Lecturers for the Faculty of Islamic Studies, Abudwak Campus
FURSAD SHAQO
SOMALI NATIONAL UNIVERSITY – ABUDWAK CAMPUS
The Faculty of Islamic Studies of Somali National University requires two lecturers to work at its campus in the town of Abudwak and teach the following subjects:
1- Lecturer in Fiqh and Usul al-Fiqh A. Must hold a Bachelor's degree in Sharia and a Master's degree in Usul al-Fiqh or Fiqh. B. Must have at least two years of teaching experience.
2- Lecturer in Arabic Language and Grammar A. Must hold a Bachelor's and a Master's degree in Arabic Language. B. Must have at least two years of teaching experience.
CVs and certificates will be received at the Faculty's premises at KM4
Kulliyadda Darasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay labo Bare oo ka hawl gala Xarunteeda Magaalada Caabudwaaq dhigana Maadooyinka soo socda:
1- Bare Fiqhi iyo Usuulul Fiqhi A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar Shariica iyo Master Usuulul Fiqhi ama Fiqhi. B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalimo ugu yaraan laba sano.
2- Bare Luuqadda Carabiga iyo Naxwaha A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar iyo Master Luuqadda Carabiga. B. Waa Inuu l eeyahayna khibrad macalimo ugu yaraan laba sano.
Waxaa CV-ga iyo Shahaadoyinka lagu qabanayaa Xarunta Kulliyadda ee KM4
Mahadsanid
English translation of the original published on snu.edu.so in Somali (Af-Soomaali).
Somali interface preview — menus and labels are shown in Somali; page content remains in its original language. Translations pending institutional review.