Home News & Events News SNU Completes the Renovation of Two Buildings at Its Gaheyr …
SNU Completes the Renovation of Two Buildings at Its Gaheyr Campus JUS ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr
Somali National University has successfully renovated two buildings at its Gaheyr campus, comprising:
12 classrooms 3 offices 17 toilets 1 kitchen
Students are now taking classes there. The full cost of this new building was met by the University, the students and their parents.
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr, kuwaas oo ka kooban:-
12 fasal 3 xafiis 17 musqul 1 jiko
Arday ayaa halkaas hada casharo ku qaadaneysa. dhismahan cusub dhamaan qarashka ku baxay waxaa bixiyay jaamacadda, Ardayda iyo waalidiintooda.
English translation of the original published on snu.edu.so in Somali (Af-Soomaali).
Share