The Somali National University (SNU) hereby notifies all SNU students that Italian language classes will begin in September 2021.
The courses are open to all staff and students of the SNU faculties. Classes will be held at the Shabelle Campus.
Further information can be obtained at the time of registration, which has now begun at the Shabelle Campus.
Welcome to learning Italian.

Jaamacada Ummadda Somaaliyeed (JUS), waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda JUS, in bisha September 2021 la bilaaabi doono duruusta barashada af-Talyaaniga.
Koorsooyinku waxay u furan yihiin in ay ka soo qayb gali karaan dhammaan shaqaalaha iyo ardayda kulliyadaha JUS. Duruustana waxaa lagu qaban doonaa Xarunta Shabelle.
Wixii macluumaad dheeri ah waxaa laga heli karaa wakhtiga is-diiwaangelinta, tasoo hadda ka billaabantay xarunta Shabelle.
Ku soo dhawow barashada afka Talyaaniga.
