Mogadishu, Somalia – 14 November 2023: The Rector of the Somali National University, Prof. Hassan Osman Ga’al (Prof. Xasan Cusmaan Gacal), today received a briefing from the University Students’ Club. The briefing, presented by the Club’s leadership and members, outlined the Students’ Club’s activities, challenges and needs.
The Rector commended the students, stressing that students are the University’s top priority. He promised that they would be assisted to the extent of the University’s capacity.
The Office of Social Affairs and the Department of Student Affairs, under which the Students’ Club falls, were also instructed to assist the Club in matters concerning the students’ volunteer activities.
Muqdisho, Soomaaliya - Noofambar 14, 2023: Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Naadiga Ardayda Jaamacadda. Warbixinta oo ay soo jeediyeen Gudoonka naadiga iyo xubnahiisa ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii Naadiga ardayda, Caqabadaha, iyo waxyaabaha ay u baahan yehiin.
Raktarka ayaa ardayda bogaadiyay isaga oo carabka ku adkeeyay in ardaydu yehiin muhiimada koowaad ee Jaamacadda. Wuxuuna u balan qaaday in ay inta awoda Jaamacadda ah laga caawin doono.
Xafiiska Arrimaha Bulshada, Waaxda Arrimaha Ardayda oo ay hoos tagaan Naadiga Ardayda ayaa iyana la faray in ay Naadiga ka caawiyaan arrimaha quseeya ardayda howlaha mutadawacnimada ah ee ay hayaan.