The Rector of Somali National University, Prof. Mohamed Ahmed Jimale (Prof. Maxamed Axmed Jimcaale), has congratulated the Somali people on the start of the holy month of Ramadan.
"I congratulate the Muslim Ummah, wherever they may be in the world, and the Somali people in particular, on the start of the holy month of Ramadan. I pray to God that He brings you to this time next year in peace and prosperity," said Prof. Mohamed Ahmed Jimale, Rector of Somali National University.

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
"Waxaan Ummadda Muslimiinta ah meel waliba ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, si gaar ah ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle idinkaga baryayaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barqaaqo idinku gaarsiiyo". Ayuu yiri Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
