Dhacdo

Daah-furka Xarunta Qaran ee Sirdoonka Macmalka ah ee Soomaaliya

Speaker at a podium in front of a screen reading National Artificial Intelligence Centre

Furitaanka Xarunta Qaran ee Sirdoonka Macmalka ah ee Soomaaliya (SNAIC). Waxaa ka qaybgalay wakiillo ka socday jaamacadaha SIMAD, Hormuud, Zamzam iyo Jamhuuriya iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Warbixinta dhacdada

Jaamacadda Ummadda oo Daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center)

Isha: XML post 20738; newsletter

Xubin ka ah