Sheekada jaldiga
Siyaasad ilaa ficil: JUS oo daah-furtay Barnaamijka Luqadda Sawaaxiliga
Xarunta Luqadaha Qalaad waxay ballanqaad lagu galay EACON 2025 u beddeshay fasallo, iyadoo u diyaarinaysa ardayda iyo xirfadlayaasha Soomaaliyeed Bulshada Bariga Afrika.










