Wararka Jaamacadda

215 maqaal laga soo bilaabo 2017 ilaa 2026

Maqaallada qaar waxay ku soo baxeen Ingiriisi oo keliya; kuwa leh nooc luqad kale ah, hal gujin ayaad ku beddeli kartaa.

Maqaallada

Shaqooyin & Xirfado

FURSADO SHAQO – BAREYAAL JAAMACADEED

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah, kuwaas oo ka kala bannaan…

Cilmi-baarista

JUS oo Barnaamij Tababar Cilmi-baaris ah u Furtay 120 Macallin

Ku-xigeenka Madaxa Jaamacadda ee Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka, Dr. Ali Awil Ahmed (Dr. Cali Cawil Axmed), ayaa furay wejiga koowaad ee barnaamij tababar cilmi-baaris ah oo ay ka qayb galeen 120 macallin oo ka tirsan JUS, kaas oo…

Waxbarashada

Xarunta Luqadaha Shisheeye oo Daah-furtay Barnaamij Luqadda Sawaaxiliga

Xarunta Luqadaha Shisheeye ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday koorsooyin luqadda Sawaaxiliga ah, taas oo ballaarinaysa barnaamijyadeeda waxbarashada luqadaha, taageeraysana xiriirka sii kordhaya ee Soomaaliya la leedahay…

Iskaashiyada

JUS iyo Jaamacadda Muqdisho oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Muqdisho (Mogadishu University) ayaa saxiixay Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga cilmi-baarista, tababarka, is-weydaarsiga aqoonta iyo horumarinta waxbarashada sare. Heshiiskani wuxuu muujinayaa labada…

Nolosha Ardayda

Kulliyadda Sharciga oo Ku Guuleysatay Koobka CARTAN 2026

Tartanka kubadda cagta ee kulliyadaha dhexdooda ah ee Koobka CARTAN 2026 ayaa ku soo gabagaboobay in Kulliyadda Sharciga ay koobka qaaday, kaddib markii ay rigoorayaal 6–5 kaga adkaatay Kulliyadda Dhaqaalaha. Ciyaartii finaalka waxay ku dhammaatay 0–0…

Dhacdooyinka

JUS oo Sharaftay Mutadawiciintii Shirka EACON 2025

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa martigelisay xaflad lagu sharfayay mutadawiciinta iyo xubnaha door muuqda ka qaatay abaabulka iyo qabashada shirka Bulshada Bariga Afrika, EACON 2025. Shahaadooyin mahadnaq ah…

Waxbarashada

Imtixaanka Qaranka 2025–2026 oo Lagu Soo Xiray Kambaska KM4

Maalintii ugu dambeysay ee Imtixaanka Qaranka 2025–2026 ayaa si rasmi ah loogu soo xiray kambaska KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Xafladda xiritaanka waxaa lagu amaanay dadaallada ardayda, macallimiinta iyo dhammaan…

Wararka

Dhagax dhiga Dib u dhiska iyo Casriyeynta Xarunta Gaheyr

Muqdisho, 2 May 2026:- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo uu weheliyo Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud…

Cilmi-baarista

Mashruuca CURIOUS oo Laga Daah-furay JUS

Mashruuca CURIOUS ayaa si rasmi ah loogu daah-furay 26 Janaayo 2026 kambaska KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, isagoo bilaabaya iskaashi tacliineed oo istiraatiiji ah oo dhex mara Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, East Africa University (EAU), Karolinska…

Ogeysiisyada

BARNAAMIJKA IS-WEYDAARSIGA SHAQAALAHA (MACALLIMIINTA)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) – University of Helsinki (UH) Sannad-dugsiyeedyada 2025–2028 Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) waxay si farxad leh ugu dhawaaqaysaa codsi gudaha ah…

Ogeysiisyada

CODSI FURAN: Barnaamijka Is-weydaarsiga Erasmus+

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) – University of Helsinki (UH) Sannad-dugsiyeedyada 2025–2028 Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) waxay si farxad leh ugu dhawaaqaysaa codsi gudaha ah…

Ogeysiisyada

OGEYSIIS WAXBARASHO TAKHASUS AH

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Islaamka waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaysaa furitaanka diiwaan-gelinta Takhasusaatka Mastarada ee soo socda: Takhasusyada la bixinayo: Mastarka Dacwada Mastarka Garsoorka iyo…

Ogeysiisyada

Diplomaha sare ee waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education ) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1- In uu heysto shahaado…

Ogeysiisyada

Ogaysiis Qaadashada Arday Cusun ee Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 14aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 31/01/2025 Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo…

Wararka

Xafladda Qalin-jabinta FMS

24 Sebtembar, waxaan si guul leh u qabannay xafladda qalin-jabinta barnaamijka Haweenka, Nabadda iyo Amniga, oo ay si wadajir ah u soo abaabuleen Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo…

Wararka

Ingiriisiga Ujeeddooyinka Tacliinta (EAP)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay bilowday barnaamijka Ingiriisiga Ujeeddooyinka Tacliinta (English for Academic Purposes – EAP), kaas oo ka kooban 5 heer, si kor loogu qaado awoodda waxbarasho ee ardayda iyadoo la horumarinayo aqoontooda…

Wararka

Bandhiga carwada wax qabadka dowladda

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka qeyb gashay carwada bandhiga wax qabadka ee dowlada. Jaamacadda ayaa carwadaas kuso bandhigtay guulihii ay gaartay mudadii 10 ka sano aheyd ay shaqeyneysay kadib markii…

Wararka

Xafladda Qalin-jabinta BRA iyo FGS

18 Luuliyo, waxaan si guul leh u qabannay xafladda qalin-jabinta barnaamijka Haweenka, Nabadda iyo Amniga, oo ay si wadajir ah u soo abaabuleen Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo…

Ogeysiisyada

Intensive English Program

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in qaadashada ardayda cusub iyada oo ay is diiwaangelintu ku eg tahay (15…

Wararka

Tababarka Tababarayaasha (ToT)

Laga soo bilaabo 23 ilaa 31 Abriil 2024, UNDP oo kaashanaysa JUS ayaa soo gabagabeysay barnaamij "Tababarka Tababarayaasha" (ToT) ah oo wax-ku-ool ah kana koobnaa siddeed maalmood. Hindisahan wuxuu siddeed macallin (1 dumar ah, 7 rag ah) oo ka kala yimid BRA…

Ogeysiisyada

Ogaysiis Qaadashada Dufcadda13aad Diplomaha Sare ee Qaanuunka

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 13aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa: 1.…

Ogeysiisyada

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan lagu wargelinaynaa dhammaan ardayda doonaysa inay iska diiwaan geliyaan barnaamijka Ingiriisiga degdegga ah (Intensive English Program) ee kulliyadda Luuqadaha, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, in is diiwaangelinta ardayda cusub uu furmi…

Ogeysiisyada

Program: Master of Da'wa & Imam

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed & Wasaaradda Diinta & Awqaafta waxay iska kaashanayaan bixinta barnamij Master ah oo lagu qaadan doono Shahaadada Masterka “ Dacwada & Imaamnimada ” . Kulliyadda Takhasusaadka &…

Deeqaha Waxbarasho

Ogeysiiska Deeqaha Waxbarasho ee ABE/SDG, Dufcadda 11aad

Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Federaalka waxay si farxad leh idiinla wadaagaysaa ogeysiiska rasmiga ah ee deeqaha waxbarasho "the ABE Initiative and SDG Global Leaders" ee Dufcadda 11aad. Fadlan la wadaag…

Ogeysiisyada

Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Sanad tacliimeedka 2023-2024

Hambalyo ardayda ku guulaysatay imtixaankii aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, sanad waxbarashadeedka 2023-2024! Waad dadaasheen, ku soo dhawaada Jaamacadiina. Si aad natiijadaada u hesho, fadlan booqo linkiga soo socda: https://ummadda.jaamacadda.net/ Tirada…

Deeqaha Waxbarasho

MASTER-KA MAAREYNTA FANNIINTA BANDHIGGA (PERFORMING ARTS MANAGEMENT)

WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA EE TALYAANIGA (MAECI) Ardayda caalamiga ah oo keliya Sideen ku heli karaa deeqda waxbarasho ee MAECI? 1. Codso xulashada Master-ka Maareynta Fanniinta Bandhigga (Master in Performing Arts Management), fadlan eeg…

Ogeysiisyada

Master Degree in International Relations / Political Science

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 2aad ee Barnaamijka Takhasuska Culuumta Bulshada (Master’s Degree) ee takhasusaadka kala ah: - 1. Xiriirka Caalamiga (Master…

Ogeysiisyada

Postgraduate Diploma in Education

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2023/2024 ay so kordhisay Diblooma sare ee waxabarashada (Postgraduate Diploma in Education) taas…

Ogeysiisyada

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan ardayda dooneysa iney ka faa'iideystaan barashada Ingiriiska (Intensive English Program) ee Kulliyadda Luqadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 15 July 2023 Laqaadan doono arday cusub. Is qoristu…

Ogeysiisyada

Master of Education in Educational Leadership and Management

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 2aad ee Barnaamijka Takhasuska heerka 2aad ee waxbarashada (Master Degree in Education), Mudada waxbarashada heerka 2aad waa…

Ogeysiisyada

Master Degree in Law

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 3aad ee Barnaamijka Takhasuska Qaanuunka (Master Degree in Law) takhasuska : (LLM in Public and Administrative Law).…

Ogeysiisyada

Master of Public Health

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in uu furmay diiwaan gelinta Baranaamijka Takhasuska ee MPH (Master of Public Health) Sanad-Tacliimeedka 2023-2024…

Ogeysiisyada

Ogaysiis Mihiim ah

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono Arday cusub. Is diiwaangelinta waxa…

Ogeysiisyada

Ogaysiis: Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in…

Deeqaha Waxbarasho

Barnaamijka PhD-ga UNIPhD - codsigu hadda waa furan yahay!

Tababaridda hibada jiilka soo socda” ee University of Padua (Talyaaniga), Sannad-dugsiyeedka 2023/24 | Waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga 31 Janaayo 2023 codsiga caalamiga ah ee "UNIPhD - Eight century legacy of…

Ogeysiisyada

Ogeysiis

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay dhamaan ardaydii isku diiwaangelisay iyo cid kasta oo danaynaysa Shahaadada heer labaad ee jaamacadda takhususaadka kala ah:- 1. Xiriirka Caalimiga (Master Degree…

Wararka

4026 Arday ayaa u Fadhiisatay Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda

Muqdisho, Sebteembar 20, 2022:- Imtixaanka soo gelida Jaamacada Ummada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarumaha Jaamacadda Ummadda ku leedahay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland.…

Ogeysiisyada

Ogaysiis Muhiim ah

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, 20-September 2022 saacadu marka ey…

Ogeysiisyada

OGAYSIIS

Kulliyadda Cilmiga Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, qaybteeda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahintu waxay ogaysiinaysaa dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliya in ay Jaamacaddu qaadanayso arday cusub oo kooban oo qaadan…

Ogeysiisyada

ماجستير في الفقه وأصوله/القضاء

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Takhasusaat sare…

Ogeysiisyada

Master of Arts in Educational Leadership and Management

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasus sare (Master Degree) kaas oo ah Maaraynta iyo…

Ogeysiisyada

Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Diblooma sare ( Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics…

Ogeysiisyada

Ogaysiis Mihiim ah (Intensive English Program (IEP))

Dhammaan ardayda doonaysa inay ku biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in muddadi qabashada codsiyada arjiyada ee bilaabatay 13 July 2022 kuna ekayd…

Ogeysiisyada

Master of Sciences in Integrated Water Resources Management

Somali National University Faculty of Graduate Studies and Research Master of Sciences in Integrated Water Resources Management Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo kaashanaysa Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, UNDP iyo SIDA…

Ogeysiisyada

WARGELIN : Arjiqabashada Sannad Tacliimeedka 2022-2023

Dhammaan Ardayda dooneysa iney kusoo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2022-2023, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay 15 Sebtembar 2022. Arjiga waxaa laga qaban doonaa ardayda…

Ogeysiisyada

Master-ka Caafimaadka Bulshada

Kulliyadda Daraasaadka Sare iyo Cilmi-baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa hadda qaabilaysa arday cusub oo loogu talagalay Barnaamijka Master-ka Caafimaadka Bulshada (Master of Public Health). Fadlan guji xiriiriyaha hoose si aad wax badan uga ogaato…

Wararka

Fariinta Munaasabadda 1-da luulyo

Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan 62 guuradii xoriyadii Gobollada Koonfureed ee Dalka iyo midowgii labada gobola ee Waqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda…

Guusha Waxbarasho

Heshiis Is-afgarad oo u Dhexeeya JUS iyo MAKERERE UNIVERSITY

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED iyo MAKERERE UNIVERSITY ayaa saxiixay Heshiis Is-afgarad (MoU) oo diiradda saaraya taageeridda hawlo tacliineed, cilmi-baaris iyo mashaariic gaar ah oo ka socda Uganda iyo Soomaaliya, kuwaas oo hormarinaya hadafyada…

Deeqaha Waxbarasho

Codsiga Ardayda Cilmi-baarista

Safaaradda Japan waxay salaan u diraysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna sharaf u leedahay in ay ku wargeliso…

Ogeysiisyada

Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga

Wargelin Dhamaan Macalimiinta, Ardayda, hormuudyada, maamulka iyo shaqaalaha kale duwan ee Jaamacadda waxaa la ogaysiinayaa in Fasaxa Ciiddul fidri uu bilaabandooni maalinta bari oo ah 27 April- kuna eg 4…

Guud

Mawduucyada Cilmi-baarista

Mawduucyada Cilmi-baarista Sannadka: 2023-2024 # Mawduuca Cilmi-baarista 1 Daraasad ku saabsan U-kala-qaybinta Tirooyinka Abyoonaha ah iyo Sir-qoraalka Casriga ah-RSA 2 Xallinta isle'egyada kala-duwanaanshaha iyadoo la adeegsanayo Beddelka Laplace. 3 Saadaalinta Kororka…

Ogeysiisyada

WARGELIN: Imtixaanka Soo Gelida Jaamacadda Umadda…

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2021– 2022 , waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda JUS la qaban maalinta Sabdiga ( 04-September 2021 ) saacadu…

Ogeysiisyada

OGEYSIIS: Baridda Luqadda Talyaaniga

Jaamacada Ummadda Somaaliyeed (JUS), waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda JUS, in bisha September 2021 la bilaaabi doono duruusta barashada af-Talyaaniga. Koorsooyinku waxay u furan yihiin in ay ka soo qayb gali…

Ogeysiisyada

Ogeysiis (Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay idinku bishaareyneysaa inay bilaabeyso, Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka (Master degree of law). Jaamacaddu waxay ku bilaabeysaa labo qeybood oo takhasus ah oo ardaydu kala dooran doonaan,kuwaasoo…

Wararka

Hambalyada xuska maalinta 26ka June

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Waxay ugu hambalyqynaysaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed 61 guurada xoriyadda Gobollada waqooyi ee dalka Jaamacadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June oo maanta si weyn looga…

Tacsiyo

Tacsi

Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, iyo Qaraabada Cabdullahi Jaamac Maxamed oo ka mid ahaa arday ka kulliyada ingineeriya dufcada koowaad, oo ku…

Ogeysiisyada

WARGELIN: Waqtiga Diiwaangalinta Ardayda Cusub

WARGELIN Waqtiga Diiwaangalinta Dhammaan ardayda rabto inay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay maalinta Talaadada 29/09/2020, 14:30 waqtiga…

Ogeysiisyada

JADWALKA JUS EE 2020-2021

Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada Sebtembar 2020 sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad Sebtembar – Janaayo Oktoobar -Nofembar Sabti – Isniin 31/10-9/11 /2020 Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada

Jaamacadda Ummadda Waxa ay u baahan tahay Barayaal Cashira ka bixin kara Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada , kuwaas oo dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan: 1. Range management, forage production…

Ogeysiisyada

CODSIGA SOO-KOOBIDYADA (ABSTRACTS) 2020

CODSIGA SOO-KOOBIDYADA Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo shirkeeda sannadlaha ah ee Waxbarashada Sare ee Bulshooyinka Colaadda ka Soo Kabanaya, kaas oo mar kale dhici doona 21 -23 Luuliyo,…

Ogeysiisyada

Shirka Waxbarashada Sare 2019

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo shirkeeda sannadlaha ah ee Waxbarashada Sare ee Bulshooyinka Colaadda ka Soo Kabanaya, kaas oo mar kale dhici doona 24 -26 Luuliyo 2019…

Ogeysiisyada

Ku soo dhowow Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Sayniska Maamulka

Ku soo dhowow Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Sayniska Maamulka. Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Sayniska Maamulka waa mid ka mid ah kulliyadaha ugu waaweyn Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Kulliyaddu waxay hadaf u leedahay…

Ogeysiisyada

Tartanka Kubadda Cagta ee JUS 2018

Koobka Kulliyadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Tartanka rasmiga ah ee kubadda cagta ee JUS ayaa bilaabmay, tartankan waxaa ku loollamaya sagaalka kulliyadood ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, marka loo eego toddobadii…

Ogeysiisyada

NATIIJADA IMTIXAAN SOO GALIDA SANAD DUGSIYEEDKA 2018-2019

NATIIJADA IMTIXAAN SOO GALIDA SANAD DUGSIYEEDKA 2018-2019 BEERAHA 1 BEERAHA 2 SHARCIGA 1 SHARICGA 2 SAXAAFADA 1 SAXAAFADA 2 INJINEERINKA 1 INJINEERINKA 2 INJINEERINKA 3 DHAQAALAHA 1 DHAQAALAHA 2 CAAFIMAADKA…

Wararka

Qabashada Sanad Dugsiyeedka 2018-2019 oo Bilaabatay

Qabasho arday cusub Dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in ay qabashada araajida codsiga ka qeybgalka imtixaanka galitaank Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee sanad tacliimeedka 2018–2019 la bilaabay kuna egyahay taariikh…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay raadinaysaa Macallimiin u qalma jagooyinka hoos ku qoran ee Kulliyadda Daawada Xoolaha iyo Xannaanada Xoolaha. Warshadaha Kalluumeysiga Tiknoolajiyadda Cuntada Cudurrada La Isqaadsiiyo II Kalluunka…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad Shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraceeda Galmudug-Caabud-waaq, waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi karta maadooyinka kala ah. Chemistry, Biology, Mathematics and Physics Shuruudaha laga rabo…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad Shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay doonaysaa in ay shaqaaleysiiso qof u qalma jagada Macallinka koorsada sayniska dhismaha, kulliyadda Injineeriyadda. Codsadayaashu waa in ay haystaan shahaadada Master ama PhD ee…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad Macalinimo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , faraceeda Caabud-waaq , waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi kara cilmiga caafimaadka bulshada (Public Health). Shuruudaha laga rabo macalinka…

Wararka

Maalinta Deegaanka Adduunka oo Laga Xusay JUS

Maalinta Deegaanka Adduunka 5 Juun waa maalinta deegaanka adduunka, sannad walbana in ka badan 143 dal ayaa xusa maalintan. Halku-dhegga sannadkan waa PEAT PLASTIC POLLUTION, si loo iftiimiyo khatarta wasakhowga caagga…

Shaqooyin & Xirfado

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Darasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay labo Bare oo ka hawl gala Xarunteeda Magaalada Caabudwaaq dhigana Maadooyinka soo socda: 1-…

Shaqooyin & Xirfado

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED - XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay Sadex Bare oo ka hawl gala Xarunteedda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq,…

Guusha Waxbarasho

Shirka Waxbarashada Sare ee Bulshooyinka Colaadda ka Soo Kabanaya

Waxbarashada Sare ee Bulshooyinka Colaadda ka Soo Kabanaya KA JAWAABIDDA CAQABADAHA: CILMI-BAARISTA, HAL-ABUURKA & HORUMARINTA Shirka Sannadlaha ah 24, 25 & 26 Luuliyo 2018 Muqdisho, Soomaaliya CODSIGA SOO-KOOBIDYADA Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed…

Shaqooyin & Xirfado

Shaqo macalinimo kulliyada x. xoolaha

Kulliyada xanaanada iyo daawada xoolaha ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed waxa ka banaan jagooyin bareyaal ee maadooyinka hoos ku xusan. Farm Machinery Fishing industry Obstetrics & Gynecology Shuruudaha laga doonaayo codsadaha…

Wararka

JUS oo AMISOM ka Wareegtay Kambaska Gaheyr

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maalintii Talaadada dib ugu wareejiyay Dowladda Federaalka jaamacad uu u isticmaalayay saldhig militari tobankii sano ee la soo dhaafay. Ciidamadu waxay qabsadeen…

Ogeysiisyada

Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan in Jaamacadda Ummadda bilaabi doono hal sano dibloma takhasus ah laguna takhasusaayo maadooyin qaanuun ah taaso ka saraysa heer jaamacad. Ardadayda iyo dadwaynaha soomaaliyeed waxaa lagu…

Shaqooyin & Xirfado

Fursad shaqo – Kulliyadda Dhaqaalaha iyo

Magaca shaqada 1 Aragtiyaha iyo Mabaadi'da horumarinta dhaqaalaha 2 Siyaasadda Dhaqaalaha Musharaxu waa in uu/ay haystaa shahaadada Koowaad iyo Master ee dhaqaalaha oo keliya. 3 Habka Cilmi-baarista Musharaxa habka cilmi-baarista waa in uu…

Xubin ka ah