Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u diraysaa dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, sanadguuradii 61 ee ka soo wareegtay markii gobollada Koofgureed ee dalka ay xornimada ka qaateen Gumaystahii iyo israacii labada gobol Koofur iyo Waqooyi taas oo maanta ku began.
Kowda Luulyo ayaa ah maalin aad u qiima badan taas oo ku astaysan midnimada iyo dowladda ummadda Soomaaliyeed taas oo ay naf iyo maalba u hureen, markale hambalyo, waxa aan idiin rajaynaynaa midnimo iyo wadajir waarta.

The Somali National University extends its congratulations to the entire Somali community on the 61st anniversary of the day on which the southern regions of the country gained their independence from the colonial power and of the union of the southern and northern regions, which falls today.
The first of July is a most precious day that symbolises the unity and statehood of the Somali nation, for which people sacrificed their lives and property. Congratulations once again; we wish you lasting unity and solidarity.
