Waxaa la ogaysiinayaa Ardayda danaynaysa in ay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2024-2025, in qabashada Araajida ay ku egtahay 25-Sep-2025,Saacadaha shaqadu waa 8:00 subaxnimo ilaa 04:00 galabnimo.
Shuruudaha laga rabo Ardayga waa :-
1. Kaarka Aqoonsiga Imtixaanka Qaranka (Ardayda Sanadkaan Ka baxday Dugsiga Sare) / Shahaadadada Dugsiga Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Asal iyo Koobi
2. Warqadda Dhalashada oo ay ku cadahay Maalinta, Bisha & Sanadka / Kaarka Aqoonsiga
3. Laba (2) Sawir nooca teesaraha ah oo Daaha Dambe uu cadaan yahay (Background)
4. Gal (File) bir leh
Kulliyadaha Jaamacadda
FG:
- Ardayda Sanad kaan gashay Imtixaanka Qaranka waxa ay diiwan gelinta u bilaaanaysaa marka natiijada usoo baxdo.
- Diiwaangelinta ardayda cusub waxay ku egtahay: 26 Sep 2025
Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiiska Diiwaaniyaha Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed xarunteeda Km4.
Students interested in joining the Somali National University for the 2025–2026 academic year are hereby informed that the deadline for applications is 25-Sep-2025. Office hours are from 8:00 a.m. to 4:00 p.m.
Requirements for students:
1. National Examination identity card (for students who completed secondary school this year) / Ministry of Education secondary school certificate, original and copy
2. Birth certificate showing the day, month & year of birth / identity card
3. Two (2) passport-style photographs with a white background
4. A file (folder) with a metal fastener
University Faculties
NB:
- Students who sat the National Examination this year will begin registration once their results are released.
- Registration of new students closes on: 26 September 2025
Registration is taking place at the office of the University Registrar of the Somali National University at its KM4 Campus.