Wararka

WARMURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA WAXBARASHADA QARANKA MUQDISHO, Maarso 13-17, 2023

Communiqué of the National Education Conference, Mogadishu, 13–17 March 2023

WARMURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA WAXBARASHADA QARANKA MUQDISHO, Maarso 13-17, 2023

Moqdisho 18 - 03 - 2023 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay soo dhawaynaysa War murtiyeedka ka soo baxay shirweynihii Waxbarashada Qaranka oo socday intii u dhaxeysay 13-17kii bisha Maarso, 2023. Halkudhagga Shirweynaha waxa uu ahaa “Waxbarasho Habboon oo Tayeysan, Isbeddel Bulshana Horseedda” waxaana qabatay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&TS) ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

WAR MURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA-WAXBARASHADA-QARANKA-MOGADISHU

Markii hore waxaa Af-Soomaali lagu daabacay snu.edu.so.

Xubin ka ah