Safaaradda Japan waxay salaan u diraysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna sharaf u leedahay in ay ku wargeliso Barnaamijka Deeqaha Waxbarasho ee Dowladda Japan (Wasaaradda Waxbarashada, Dhaqanka, Isboortiga, Sayniska iyo Tiknoolajiyadda (MEXT)) ee Sannad-maaliyadeedka 2023.
Codsiga Ardayda Cilmi-baarista NV 031 22
https://www.studyinjapan.go.jp/en/smap-stopj-applications-research.html




