Wararka

Madaxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Heshiis Iskaashi la Saxiixday Madaxa University of Helsinki.

Rector of Somali National University signs a cooperation agreement with Rector University of Helsinki.

Madaxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Heshiis Iskaashi la Saxiixday Madaxa University of Helsinki.

Madaxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Mohamed Ahmed Jumale, iyo dhiggiisa, Madaxa University of Helsinki, Jari Niemela, ayaa saxiixay heshiis iskaashi oo dhex mara labada Jaamacadood.

Wafdi ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayay Madaxa Jaamacadda, kana mid ahaayeen Guddoomiyaha Kulliyadda Saxaafadda iyo Isgaarsiinta, Abdulkadir Diesow, iyo Dr Mulki, lataliyaha farsamo ee manhajka caafimaadka, ayaa booqday University of Helsinki.

Turjumaad Af-Soomaali ah oo laga sameeyey qoraalkii asalka ahaa ee Ingiriisiga ahaa ee lagu daabacay snu.edu.so.

Xubin ka ah