Diiwaangelinta

Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 oo Furan

Registration Opens for New Students, 2026–2027 Academic Year

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa 1 Ogosto 2026 furtay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

Xarumaha diiwaangelinta: xarunta Kulliyadda Teknoolojiyadda ee KM4 (Muqdisho), Abudwak (Caabudwaaq) iyo Badhan. Saacadaha shaqada: 08:00 – 16:00.

Shuruudaha: (1) shahaadada dugsiga sare ee Wasaaradda Waxbarashada, asalka iyo koobi; (2) shahaadada dhalashada, kaarka aqoonsiga NIRA ama baasaboor, iyo kaarkii lagu galay Imtixaanka Qaranka; (3) waalidka ama mas'uulka ardayga; (4) feyl (file folder).

Diiwaangelinta ardayda cusub waxay xirmaysaa 24 Sebtembar 2026. Ardayda sannadkan galay Imtixaanka Qaranka waxay bilaabayaan diiwaangelinta marka natiijooyinka imtixaanka la soo saaro.

Isha: SNU News Bulletin and monthly reports, May–August 2026 (Directorate of Communication and Web Administration). Soo koobid Ingiriisi ah oo laga diyaariyey war-saxaafadeedkii asalka ahaa.

Xubin ka ah