Dhammaan Ardayda rabta inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2021-2022, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 24/07/2021 insha allah .
F.G
1- Ardayda Sanadkan ku baastay Imtixaanka Shahaadiga waxay isku diiwaangelin karaan Rool Lambar iyo Kaarka aoonsiga ay ku galeen imtixaanka Sannad Dugsiyadeedka 2021/2022 ee Wasaaradda Waxbarashada .
2-Ardayda haysta Shahaado Dugsi Sare ee Dibadda waa in ay lahaataa Tasdiiq Wasaaradda Waxbarashada , Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dalka uu wax ku bartay iyo Safaaradda Soomaaliya ee Waddankaas.

Xafiiska Diiwaaniyah Guud waxaa uu ku yaalaa Kulliyadii Farsamada ee KM4 oo ku dhaw Dugsiga 21 oktoobar.
All students wishing to join the Somali National University in the 2021–2022 academic year are notified that applications will open on 24/07/2021, God willing.
NB
1- Students who passed this year's national secondary school certificate examination may register with the Roll Number and the identity card with which they sat the examination in the Ministry of Education's 2021/2022 school year.
2- Students holding a secondary school certificate from abroad must have it attested by the Ministry of Education and the Ministry of Foreign Affairs of the country where they studied, and by the Embassy of Somalia in that country.

The Office of the Registrar is located in the former Faculty of Technology building at KM4, near 21 October School.