Wararka

Wasiirka Waxbarashada iyo Madaxa JUS oo Booqday Lund University ee Iswiidhan

Education minister and rector of SNU visit Lund University in Sweden

Wasiirka Waxbarashada iyo Madaxa JUS oo Booqday Lund University ee Iswiidhan
Booqashada Lund University Booqashada Lund University

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare, Xildhibaan Abdullahi Godah Bare, oo uu sidoo kale wehelinayay Madaxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Mohammed Ahmed Jimale, ayaa booqday Lund University ee dalka Iswiidhan, halkaas oo ay kula kulmeen masuuliyiinta jaamacadda si looga wada hadlo sida labada jaamacadood uga wada shaqeyn karaan dhinaca waxbarashada.

Turjumaad Af-Soomaali ah oo laga sameeyey qoraalkii asalka ahaa ee Ingiriisiga ahaa ee lagu daabacay snu.edu.so.

Xubin ka ah