Shaqooyin & Xirfado

Fursad Shaqo

Job Opportunity

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay doonaysaa in ay shaqaaleysiiso qof u qalma jagada Macallinka koorsada sayniska dhismaha, kulliyadda Injineeriyadda. Codsadayaashu waa in ay haystaan shahaadada Master ama PhD ee Injineeriyadda Madaniga (Civil Engineering).

Shuruudaha.

1. Warqad codsi oo cusub iyo CV,
2. Koobiyada shahaadooyinka dhammaan u-qalmidda tacliineed/ natiijooyinka (transcripts).
3. Macallimiinta, CGPA-du waa in aysan ka hoosayn darajada B.
4. Codsadayaashu waa in ay khibrad u leeyihiin koorsada sayniska dhismaha.

Xiriirka: Codsadayaasha xiisaynaya waa in ay dukumentiyadooda u soo diraan engineering@snu.edu.so
ka hor waqtiga kama dambaysta ah,

Waqtiga kama dambaysta ah: 20 Luuliyo 2018

Turjumaad Af-Soomaali ah oo laga sameeyey qoraalkii asalka ahaa ee Ingiriisiga ahaa ee lagu daabacay snu.edu.so.

Xubin ka ah