Shirka bilaha Golaha tacliinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, oo lagu qabtay hoolka shirarka xafiiska Raktarka ayaa waxaa shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir. Shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal Gudoomiye ku xigeenada Prof. Aadan Guuled Shabeel iyo Prof. Cabdullahi Sheikh Rashid Dr.Maki, Agaasimaha guud ee taclinta Sare WWHTS iyo xubnaha Golaha Tacliinta Jaamacadda.
Kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yehiin dardar galinta horumarinta tacliinta sare ee dalka, hirgelinta nidaamka cusub ee mushaar bixin Barayaasha ee Joogtada ah, Warbxin ku saabsan Xaflada Qalin jebinta dufcadda 22-aad ee fooda nagu soo haysa, iyo qodobo kale.



The monthly meeting of the Academic Council of the Somali National University, held in the conference hall of the Rector’s Office, was chaired by the Minister of Education, Culture and Higher Education, Hon. Farah Sheikh Abdulkadir (Faarax Sheekh Cabdulqaadir). The meeting was attended by the Rector of the Somali National University, Prof. Hassan Osman Ga’al (Prof. Xasan Cismaan Gacal); the Deputy Rectors, Prof. Aden Guled Shabeel (Prof. Aadan Guuled Shabeel) and Prof. Abdullahi Sheikh Rashid Dr. Maki (Prof. Cabdullahi Sheikh Rashid Dr. Maki); the Director General of Higher Education at the Ministry; and members of the University’s Academic Council.
The meeting discussed matters including accelerating the development of higher education in the country, the implementation of the new system for the regular payment of lecturers’ salaries, a report on the upcoming 22nd graduation ceremony, and other matters.


