Ogeysiisyada

JADWALKA JUS EE 2020-2021

JADWALKA JUS EE 2020-2021


MaalintaTaariikhdaFaahfaahinBisha
Sabti5.9.2020Bilowga CasharadaSebtembar 2020
sabti– Sabti5/9/2020- 30/1/2021Xiliga KowaadSebtembar – Janaayo
Oktoobar -Nofembar
Sabti – Isniin31/10-9/11 /2020Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha2020
Arbaca– khamiis11/11/2020 - 14/01/2021Socoshadda daruusta xiliga 1Nofembar – Janaayo
Sabti-Khamiis16-28/01/2021Xiliga 1 - Imtaxanka DambeJanaayo 2021
Sabti- Khamiis30/1/2021 - 11/02/2021Fasax gaaban iyo dibJanaayo- Febraayo
imtixannada xilga 1.
Sabti –Arbaca13/02/2021- 30/6/2021Xiliga labaadFebraayo-Juun
Sabti-Khamiis17-22/04/2021Xiliga 2: Imtaxaanka BartamahaAbriil 2021


Sabti-Khamiis24/04/2021- 17/06/2021Socodka durusta xiliga 2Abriil-Juun
Axad- Arbaca2/05/2021- 12/05/202110 danbe ee RamadanMaajo iyo Juun
Khamiis - Sabti13- 15/5/2021Fasax Ciidul FitriMaajo 2021
Sabti26 JuunFasax CiideedJuun 2021
Khamiis1 LuuliyoFasax ciideedLuuliyo 2021
Axad - Sabti27/6/2021-10/07/2021Xiliga 2: Imtixanka DambeJuun-Luuliyo 2021
Khamiis - Axad11 Luuliyo- 2-Seb,2021FasaxLuuliyo-Seb
Sabti-Khamiis14-19-kaDib u imtixaanka (Re-exam) iyoOgosto 2021
Ogosto,2021Is Diiwaan galinta .

Prof.Ibrahim Mohamed Omar

Agaasimaha Qorsheynta ee JUS

Turjumaad Af-Soomaali ah oo laga sameeyey qoraalkii asalka ahaa ee Ingiriisiga ahaa ee lagu daabacay snu.edu.so.

Xubin ka ah