Agaasimaheenna Arrimaha Ardayda iyo Bulshada, Mudane Ismail Abdullahi Ibrahim, ayaa hadda booqasho waxbarasho ku jooga University of Pretoria ee Koonfur Afrika.
Halkan waxaa lagu arkayaa isagoo sawir la galaya dhiggiisa, Dr. Matete Madiba, Agaasimaha Arrimaha Ardayda ee University of Pretoria.





