
Kulan ay yeesheen maamulka jaamacadda, macallimiinta, agaasimayaasha, guddoomiyeyaasha kulliyadaha iyo shaqaalaha, kuna saabsanaa horumarinta tayada shaqaalaha, isla-xisaabtanka, cilmi-baarista iyo hal-abuurka, iyo in kulammadan oo kale laga dhigo kuwo sannad walba dhaca.
Isha: XML post 20453



